berberatoday.com
“Muuse Biixi Hays Casilo, Khibrad Aan Ahayn Qabyaalad Iyo Dagaal Sokeeye Ma Hayo.”… Maxamed Sadiiq
April 30, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamedsidiiq Dhame ayaa ka hadlay xaalada deg dega ah ee madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogay gobolada bariga.

Gudoomiye Dhame ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray ugu baaqay shacabka gobolada bari inay ka horyimaadaan amarka madaxweynaha, waxaanu Muuse Biixi u soo jeediyey inuu is casilo.

Gudoomiye Dhame ayaa qoraalkiisa ku yidhi

“Kibirka iyo kalitalisnimada Muuse Biixi Gobollada Bari yaanay aqbalin, suuragal maaha bandooda iyo cabudhinta Millatari ee Saddexda bilood la dul-dhigay. Xilka qaranka KULMIYE ayaa dayacay, aminga, dawladimada, caddaalada iyo sinnaanta shacabka iyagaa ku fashilmay hays casilaan, Muuse Biixi khibrad aan ahayn qabayaald, qoqob, dumin iyo dagaallo sokeeye ma hayo! Waa in heeryada dulmiga layska rogaa oo bulshada Somailand baraarugtaa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews