Xukumada Somaliland Oo Qeybo Ka Mid Ah Gobolada Dalka Xaalada Deg Deg Ah Kusoo Rogtay Iyo Sababta Keentay”Daawo Muuqal
April 30, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu xeer madaxweyne uu xaalad deg deg ugu soo rogay deeganada Ceel Afweyn , Gar Adag iyo Ceerigaabo .
Afhayeenka madaxweynaha ayaa sheegay in sababta xaalada deg deg ah loogu soo rogay ay tahay madaxweynaha oo ka duulaya adkeynta nabad gelyada iyo sugida amniga guud ee dalka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/KXJojoqsafU