Daawo Muuqalka”Caawi Hooyadan Ilmaha Baarlayska Ah Mudada Lixda Sano Ah La Daalaa Dhacaysa Xanuunkisa
May 1, 2019 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Khadar Axmed Maxamed Waa gabadh yar hooyo ah haysatana Gabadh yar oo agoona kuna dhalatay xanuunka Baralayska oo aan is dhaqaajin karin ilaa iyo maalinkay dhalatay oo hada laga joogo lix sanadood.
Hooyadan oo ku nool cooshad yar oo kutala xaafada Finland ee Berbera ayaa waxay dalbanaysaa caawimo caafimaad iyada oo sheegtay in dhakhaatiirta dalku usheegeen in xanuunka gabdheeda yar dalka aan waxba lagaga qaban karin cisbataal Debeedeed mooyaane.