Daawo Muuqalka”Taliyayaasha Ciidamada Booliska Iyo Military-ga Somaliland Oo Ka Hadley Xaladii Deg Deg Aheyd Ee Shalay Madaxweyne Biixi Soo Saarey
May 1, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iiman iyo taliyaha ciidanka Military-ga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani ayaa waxaa ay ka hadleen xaaladii deg dega aheyd ee shalay madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogay deeganada Ceel Afwey, Gar Adag iyo Ceerigaabo .
Taliyayaasha ayaa sheegay in in amarkaasi ay si deg deg u fulinayaan isla markaana waxaa ay fariimo u direen dadka ku dhaqan deeganadaasi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan