berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland Oo Cod Gacan Taag Ah U Qaadey Xaaladii Deg Deg Aheyd Iyo Buuqii Golaha Ka Dhashay Oo Sababay In Lagu Kala Yaaco
May 2, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golayaasha wakiilada iyo Guurtida oo saaka fadhi wada jir ah iskugu yimid ayaa waxaa lagu soo hor dhigay xaladii deg deg aheyd ee madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogay qeybo ka mid ah gobalka Sanaag

Xildhibaanada oo tiradood aheyd 107 xildhibaan ayaa  waxaa  u codeeyey in xaalad deg deg ah lagu soo rogo deegandaas 41 xildhibaan .

Markii la bilaabi lahaa codeynta xildhibada diidan ayaa waxaa uu gudoomiye Baashe ku dhawaaqey in goluhu xidhan yahay isla markaana maalinta sabtida ah dib la iskugu soo noqon doono.

Xildhibaanda aan u  codeyn xaalada deg deg aheyd oo fadhiga laga xidhay ayaa tiradoodu aheyd 66 xildhibaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/PBUF5yWFPtY

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews