“Sax Ma Aha In Xaalad Deg Deg Ah Lagu Soo Rogo Gobalka Sanaag ..” Xildhibaan Ibraahim Jaamac”Daawo MuuqalRayte
May 2, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Rayte oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda gobalka Sanaag gaar ahaan magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu ka hadley xaalada deg deg ah ee madaxweyne Muuse Biixi shalay ku soo rogay magaalada deegano ka tirsan gobalka Sanaag .
Xildhibaanka oo ka tirsan xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in aaney sax aheyn xaalada deg deg ah ee gobalka Sanaag lagu soo rogay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan