berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Oo Ku Fashilmay Inuu Hirgaliyo Xeerkii Deg Dega Ahaa Uu Madaxweynaha Ka Codsaday
May 2, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed oo isagu ah Wasiirkii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ugudbiyay kana codsaday xaalada Deg deg ah ayaa ku fashilmay inuu xeerkaasi hirgalo isaga oo aan xodxodan Xildhibaanada labada Gole waxaanu xalay ilaa sacadihii danbe isaga oo Macawis iyo Cumaamada sita uu iska fadhiyay Hutel maansoor Hargeysa waana arinka lala yaaban yahay ee aan ilaa hada la fahmin Ujeedadiisa.

Sidoo kale waxa buuq iyo Sawaxan golaha Ka Sameeyay Xildhibaanada Beesha uu Wasiir Maxamed Kaahin kasoo jeedo kuwaas oo garabsanaayay Xildhibaano mucaarad ah oo labada gole baarlamaan ka kala tirsan.

Wasiir Maxamed Kaahin axmed oo horena loogu eedeeynaayay inuu ku fashilmay Xilkii wasaarada Daakhiliga iyo Xal uhelida xaaladaha dalka ka jira ayaa maantana ku fashilmay inuu ka shaqeeyo sidii uu uhirgali lahaa ugana hawl galilahaa Xeerka Deg Deg ah ee uu codsigiisa lahaa.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews