Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Ciro ayaa Magacaabay Xilal cusub oo Xisbigiisa kuwaas oo ah Xoghayayaal