berberatoday.com
Xogahayaha Golaha Guurtida Oo Sheegay Inuu Baaqaday Fadhigii Labada Gole Baarlamaan Ee Sabtida Beri Loo Balansanaa Iyo Sababta
May 3, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland oo maalinta beri ah go’aan rasmiya ka gaadhi lahaa xaaladda degdega ah ee madaxweyne Biixi, ku soo rogay degmooyin ka tirsan gobolka Sanaag ayaa la fasaxay.

Xoghayaha golaha guurtida Cabdnaasir Aadan Beegsi, ayaa sheegay in goluhu galo fasaxoodii caadiga ahaa ilaa amar danbe isaga oo aan sheegin sababta Rasmiga ah ee fadhigaas labada Gole Baarlaman loo baajiyay.

Baarlamaanka ayaa shalay buuq ka dhashay ka dib markii xildhibaanada inta badan ay ka soo horjeesteen xaaladda degdega ah ee lagu soo rogay Ceerigaabo, Ceel-Afweyn iyo Gar-adag.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Xoghayaha Golaha Guurtida Oo Hadlaya

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews