berberatoday.com
Ciidamada Booliska Oo Hawlgal Ku Qabtay 8 Ka Mid Ah Budhcada Loo Haysto Dilkii Saraakiisha
May 4, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay qaar ka mid ah budhcada loo haysto inay dileen taliyihii xabsiga degmada Gar-adag Gaashaanle Cabdilaahi Axmed Tallan, iyo taliye xigeenkii ciidanka Booliska Gar-adag Laba Xidigle Nuur Aw Cali Nuux oo Alle haw naxariisti toddobaadkii hore ay jidgooyo ku dileen.

Ma jiro wax war ah oo ay ciidamada Boolisku ka soo saareen hawlgal ay maalmihii u dambeeyay ku baadi-goobayeen kooxdaas oo ay ka wadeen  buurta caanka ah ee Buurdhaab ee gobalka Saraar, laakiin warar xogogaala ayaa wargeyska Geeska Afrika u xaqiijiyay inay hawlgalkaas ku qabteen 8 eedaysane oo ka mid ahaa shuftadaas iyo qoryahoodii, waxaanay ku daba jiraan hadhaaga kooxdaas oo la sheegay inay ku dhuumaalaysanayaan buurtaas  loo yaqaano Buur-dhaab.

Waxa kale oo ay Boolisku qabteen 4 ka mid ah baabuurtii ay kooxdaasi wadatay, waxaana weli aanay gacanta ku dhigin gaadhi iska rogo ah oo la sheegay in kooxdani wadatay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews