Masaajidkii Ugu Weynaa Turkiga oo Madaxweyne Erdogan Xadhiga Ka Jaray I
May 4, 2019 - Written by admin
Istanbul(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta oo jimce ah xadhiga ka jaray Masaajidka ugu weyn dalka Turkiga.

Masaajidkan la furay Caasimada Istanbul oo la yidhaa Camilica ayuu dhismihiisu socday lix sanadood, kaas oo bisha barakaysan ee Ramadaan oo maalinta Isniinta la filayo inay bilaabanto lagu tukan doono.