Maxkamada Gobolk Maroodijeex Oo Xabsiga Weyn Urumaan Garaysay Dhamme Iyo Coldoon
May 4, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta min 7 maalmood oo Rumaan ah ( xabsi ku sii hayn) u jartay saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo Maxamed Sidiiq Dhamme, waxana loo wareejiyay Xabsiga weyn ee Hargeysa.