berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Oo Sheegay In Ciidamada Amaanku Gacanta Kusoo Dhigeen 13 Kamida Ragii Fuliyay Dilkii Labada Sarkaal
May 4, 2019 - Written by admin

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay 13 nin oo lala xidhiidhinayo dilkii labadii sarkaal ee ka tirsanaa Bilayska iyo Asluubta Somaliland, kuwaas oo iskugu jira raggii dilka fuliyey iyo kuwo lala xidhiidhinayo inay gacan ka gaysteen dilkaasi.

Wasiirku sidoo kale waxa uu sheegay in lasoo qabtay Afar gaadhi oo hawlgalka dilka ah lagu fuliyey iyo gaadhigii dableydaasi ku baxsadeen markii dilku dhacay.

 

 

 

 

 

Sources Cabdifataax Xareed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews