Daawo Muuqalka”Salaadiinta Labadii Jufo Ee Ay Ka Soo Jeedeen Labadii Sarkaal Ee La Dilay Oo War Culus Soo Saaray
May 5, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Salaadiinta, Madax-dhaqameedka iyo Cuqaasha labadii jufo ee ay ka soo jeedeen labadii sarkaal ee lagu dilay degmada Gar-adag oo maanta shir’jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama, ayaa war culus ka soo saaray dilka labadaasi sarkaal, iyagoona fariin culus u diray Xukuumada Madaxweyne Biixi.