Dawladda Ingiriiska Oo Saddexda Xisbi Ugu Baaqday Isu Tanaasul Sabab U Noqda In Doorashooyinku Qabsoomaan Sannadkan
May 5, 2019 - Written by admin
London(Geeska/W.Wararka)-Wasiirru dawlaha Arrimaha dibadda Harriett Baldwin ayaa ugu baaqday saddexda xisbi qaran ee Somaliland inay muujiyaan isu tanaasulid lagama maarmaan ah si loo xaqiijiyo inay doorashooyinka wakiilada iyo deegaanku qabsoomaan December 19, 2019.