berberatoday.com
Wafdi Ka Socdda Dalka Nageira Oo Hargeysa Ku Soo Wajahan
May 5, 2019 - Written by admin
Wafdi Ka Socdda Dalka Nageira Oo Hargeysa Ku Soo Wajahan

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminaayo madaxweynihii hore dalka Nayjeeriya Mr Olusegun Obasanjo ayaa la filaayaa in uu goor dhow ka soo dago Gagada diyaaradaha ee Cigaal ee Hargeysa, Waftigan Culus ayaa waxaa soo dhawyn doona madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxamaan Saylici.

Wadooyinka waaweyn ee caasimadda Hargeisa ayaa boodhadhkeeda waa wayn lagu dhajiyay sawiro ay ku dhajisanyihiin sawirka Madaxweynihii hore Nayjeeriya kuna xardhanyihiin soo dhawoow Madaxweyne Olusegun Obasanjo.

Dhawaan ayaa somaliland lagu soo dhaweeyay Wasiirka Kharajiga Eritrea kaasi oo kulamo la qaatay madaxweynaha somaliland isagoo ku sugnaa Hargeis dhowr cisho.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews