berberatoday.com
“Arimaha Qaarkood Xisbiga Ucid Waxay Isku Mawqif Ka Noqdaan Xisbiga Kale Ee Mucaaridka Ah”!Cali Guray, “
May 8, 2019 - Written by admin

“Arimaha Qaarkood xisbiga ucid waxay isku mawqif ka noqdaan xisbiga kale ee mucaaridka. Waxa ugu dambeeyay mooshinkii Xukunka Deg degga ahaa ee baarlamanku diiday. Inay doorashooyinku qabsoomaan bisha December waxay isku mawqif ka yihiin xisbiga xukuumadda ee Kulmiye. Marka ay tahay mawqifka mucaaridka caadiga ah,

xisbiga ucid inu labada goorba sax yahay ayay u arkaan. Markaa yaa ka tarjuma mucaaridka aan macangagga ama xagjirka ahayn oo ah inta ugu badan mucaaridka? Aniga waxay ila tahay ucid. Faysal waxa u kala soocan waxay isku diidan yihiin ama ku kala aragtida yihiin Madaxwaynaha iyo waxay tahay inay ka midoobaan oo aanay ku kala tegin markaa isaga mawqifkiisu dhinaca xukuumadda waa KALA GO’ KALA LULASHO AYAA DHAANTA IYO GEELJIRE GEELA WUU WADA JIRTAA HADANA WUU KALA JIRTAA. Siyaasaduna saaxiib joogto ah iyo cadow joogta ah midna ma laha siyaasiguna waa inu taa mar walba ku xisaabtamo iskuna dayo inu saaxiibo ama taageerayaal badan kasbado.

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews