berberatoday.com
Dhakhtar Lagu Eedeeyey Inuu 90 Qof Qaadsiiyey Cudurka Aids-Ka Kadib Markii Uu Adeegsaday Irbad Wasakheysan !
May 8, 2019 - Written by admin

Karchi(Berberatoday.com)-Bileyska Dalka Pakistan ayaa waxay gacanta ku dhigeen dhakhtar dalkaasi u dhashay oo lagu eedeeyay inuu cudurka Aids-ka qaadsiiyay 90 qof kuwaasi oo ay ka mid yihiin 65 carruur ah.

Dhakhtarka oo ka hawl gala Koonfurta dalkaasi gaar ahaana Lakrana ayaa waxa uu sheegay Taliyaha Bileyska ee Lakrana oo magaciisa la yidhaahdo Kamran Nawas in dhakhtarkaasi gacanta ku dhigeen kadib markii ay soo gaadheen cabashooyin ka soo yeedhay hawlwadeenada caafimaadka ee Gobolkaasi isla markaana lagu soo war galiyay in dhakhtarkaasi adeegsaday Irbad wasakhaysan .

Dhakhtarkan ayaa sidoo kale la sheegay in isaga laftiisu qabo cudurka Hiv Aid-s- ka waxa aanay ciidammadaasi haatan ku guda jiraan baadhitaanada kala duwan ee la xidhiidha arrinta dhakhtarkaasi.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews