Haayadaha Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Oo Madaar Cigaal ku Soo Dhaweeyay Dhalinyaro Laga Soo Celiyay Liibiya,
May 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin ka socday haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland ayaa saaka aroortii madaar cigaal ee caasimada hargaysa kusoo dhaweeyay 9dhalinyaro reer Somaliland ah oo tahriib ay ku tageen dalka libiya dib looga soo celiyay.
