“Madaxweyne Soonka La Idinka Caqbali Maayo Hadaydaan U Gurman Shacabka Danyarta ah Ee Cunaha Lagu Qabtey Maceeshada”Siyaasi Cabdifatax Cali
May 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdifataax Cali Cabdilaahi oo kamid ah Dhalinyarada u Firfircoon ee falanqeynta iyo Daraaseynta Dhinaca Siyaasadda iyo hogaanka Dalka ayaa tallo Wax ku ool ah oo la Xidhiidha dhibaatadda Maceeshada iyo quutal Daruuriga Dadka danyarta ah ee ku nool Gudaha Dalka Somaliland kuwaas oo ay Mudooyinkii u Dambeeyay la daris ahaa Sixirbararka iyo maceeshada.
Cabdifataax Cali oo Shabakada Wararka hadhwanaagnews uga Waramey dhibaatada Xiligan Bisha barakeysan ee Ramadaan lasoo daristey Dadka Danyarta ah ee Muwaadiniinta Reer Somaliland iyo Saamaynta Culus ee Quutal daruurigu ku Yeeshay taas, oo aaney Nolosha adag la Wadaagin Madaxweynaha Qaranka iyo Golihiisa Xukuumaddu iyo Waliba Shabakadaha Ganacsatada Reer Somaliland iyo inta ku Xidhan ee u Baxey Dabaqadda Sare taas oo Dabaqad hoose oo Looma Ooyaan ah ay ku U Noqdeen intii ugu badneyd ee Shacbiga Somaliland isagoo arintaa ka hadlaya Waxa uu yidhi.