berberatoday.com
Magaca Maxamed Oo Noqday Magaca Ugu Badan Ee Loo Bixiyey Carruurtii Ku Dhalatay Jarmalka Sanadkii 2018kii !
May 8, 2019 - Written by admin

Germany(Berberatoday.com)-Magaca Maxamed ayaa waxa uu noqday Magaca ugu badan ee loo bixiyey Wiilasha ku dhashay Magaalada Berlin ee  dalkaasi Germany sanadkii 2018kii.

Sidaana waxa lagu baahiyey Wakaalada Wararka Russia Today Oo Shabakada Berberatoday.com ka soo xigtay qiimeyn uu sameeyay Ururka Luqada Germany ee Gfds ayaa waxa ku  cadeeyeen Tirada Carruurta Wiilasha ah ee ku Dhalatay Magaaladaasi Sanadkii 2018kii.

Tirada carruurta ah ee Labka ah ee dhalatay danadkii 2018kii ayaa waxay noqotay 22,177Wiil, waxaanu noqday magaca ugu badan ee loo bixiyey tirada ugu badan magaca Maxamed halka magaca labaadna uu noqday Magaca Luis, sidoo kale Magaca saddexaad ayaa waxa uu noqday Magaca Email.

Haddaba, Magaca Maxamed ayaa waxa loo bixiyey 280 Wiil, sidoo kalena Magaca Luis ayaa waxa loo bixiyay 244 Wiil, halka Magaca Email loo bixiyay 234 Wiil, sidaasi awgeed Magaca Maxamed ayaa noqday Magaca ugu badan ee loo bixiyay Wiilasha Ku dhashay Magaalada Berlin ee Dalkaasi Germany

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews