berberatoday.com
Masuuliyiintii Ugu Saraysay Ee Sirdoonka Dawlada Fadaraalka Itoobiya Oo Maxkamada La Soo Taagayo Iyo Waxyaabaha Lagu Haysto
May 8, 2019 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxii hore ee sirddoonka dalka Itoobiya iyo 25 kamid saraakiishii sirddoonka dalkaasi ayaa lagu soo oogay dacwad ah inay geysteen falal ka dhan ah xuquuqda aadanaha.

Getachew Asefa oo ahaan jiray madaxii sirddoonka dalka Itoobiya ayaa xilka laga qaaday markii ra’iisul wasaare Abiy Axmed uu isbaddallo ku sameeyay hoggaanka dalkaasi.

Getachew iyo afar sarkaal ayaa la maxkamadeynaya iyaga oo maqan, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.

Sannadkii lasoo dhaafay, saraakiil sare oo ay kamid yihiin, Xeer ilaaliyaha guud ee Itoobiya iyo madaxweynaha maamulka Tigreega waxay sheegeen in madaxii hore ee sirddoonka Getachew uu ku dhuumaaleysanayo gobolkii uu kasoo jeeday ee Tigreega balse dadaal dheer oo lagu doonayo in lagu soo qabto ninkan ayaa fashilmay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews