berberatoday.com
Somaliland la Wada leeyay? Waa hadaanu santaaga idinka ogolaano W/Q Yassin Ismail
May 8, 2019 - Written by admin

Somaliland la Wada leeyay?
Waa hadaanu santaaga idinka ogolaano

Waa su’aal wanaagsan oo Waa sidaynu rabnaaye, horta Ma ka hadalka mawduucan ee caafimaadka qaba mise cida ka hadlaysa? Kala Miyo adba?
Raga ka hadlaaya Somaliland la wada leeyay Waa hebelo la
Yaqaan oo raba inay dib u define gareeyaan jiritaankeena Waana qaar dafirsan taxanaha iyo hawsha loo soo maray maanta halkaynu marayno.
Waa kuwo aan halgankaa dheer inagala qayb qaadan ee hagar daamo ku ahaa guusheena.

Waa Ceeb iyo mudaro iyo dhereg ku dhacsi iyo dibiro iga daaci in Cali Khaliif oo boqolaal wiil dabka uga talaabsaday iyo Ahmed Ismail Samatar oo afgaartiisa qoraal ku colaysiiyay umad jinsi iyo cirdiba is dhalay, isla markaana abaal laawe ah uu qarankan xumaan ka dhex abuuro isku dir qabiili ah.
Walaahi Waa wixii la isku dili jiraye anigaa dulqaad badan.

Labadaba waxaanu leenay qarankan dhiig iyo dheecaan baa nagaga maqan manaanu illaawin xumaantii umadan loo gaystay, qudh iyo qabiil qof iyo qoys.

Waxaan leeyay nimankan hindiso geeraaraya way na damqaysaa hindiso geeraarkiiniyo walee idinkoo hadaaqaya ayaa wiil dhiiran oo xusuusan qarankan wixii loo soo maray idin aamusiin doonaaye please ogaada mugii weel Ma dhaafee.
Cali Khaliif aan mid idhaahdo, Qaranka Somaliland baal qorayo kaagama baahna, wax aanad nagu darsan oo aanad nala abuuran oo aanad nagula tabcin baanu kaa
Marti gelinay, weliba inaad nagula doodo kaa ogolaanay.
Waxaanu ku siinay fursado aad caruurtayadii kula hadasho, but we are not stupids. We pay attention to your speeches and analyse every little insinuating detail that contains your speech. I listened to you so
Many times and I tell this to the people you say you represent.
With all due respect to the people you say you respect, they think you would sell them at the price of scramble egg at your breakfast in a luxury hotel often paid by the hosting country.
So your mission is well understood. The reason why we know the likes of you and the reason you’ve been given a platform is simply because we sort of decided the new state would benefit with you on our side. You simply were a just propaganda value to the cause. Mr Samatar markaa horta sidaas isu garo.

Fadhiiso oo is maqal is dhegayso oo is faham. Ha isu qaadan wax aanad ahayn

Ugu danbayn inay Somaliland soo dhawayso Prof: Ahmed Ismail Samatar iyo Ali Khalif, laba siba Waan u eegaa.
1. Waa Ciyaala Camuud, oo Waa niman is garanaaya ilaa Muse Biixi oo saaxiibadii buu soo ciyaar siinayaa. Waa sidaanu yeeli lahayn anaguba hadaanu Gol Jano nahay. Waayo hadaan Muse Biixi noo ciyaalo camuudaynayn fursadaasi May heleen nimankaasi.
Bahdilkaas uma ogolaadeen Qaranimada Somaliland

Hadaba, Xal maxaa ah?

Waxaan soo jeedinayaa in la
Abuuro Ineffectual Society isha ku haysa codadka la soo yeedhayaa shaqsiyaadkan, kuwaas oo ka
Kooban dadkii wax ka ogaa xanuunkii inaga soo maray halgankii qadhaadhaa.

Si araga qalafsan ee doodaha damiirkayga dhaawacaya Waa kuwo loola dan leeyay in lagu dhalan gediyo shucuurtayda.

Somaliland la wada leeyay? Waa in su’aashan looga hadlaa si taariikhi ah, Waa in la isla gartaa tee baa Somaliland ah, teebaa la wada leeyay trebaanad wax ku lahayn, tee weeye Somaliland ta tacabkeeda aad wax ku lahayd.
Waa aniga oo kale ninka ka jawaabi kara su’aalahaas.

Garnaqssigan muducigii lahaa waayay garowshiinyo

Waa doqoniimo inaynu dhegaha u raaricinaa doodo duulimaad ku ah qaranimadeena oo ay hormood ka yihiin shaqsiyaad weligood ka soo hor jeeday himiladeena, Waana doqoniimo inaan ragii jawaabaha ku haboon ka bixin lahaa doodan aan lagu marti qaadin golayaasha.
Balse ogaada qaar cawligoodu samaysanyay oon u baahnayn in wax laga dhaadhiciyo oo waayii qadhaadhaa og baa jira oo doodan jar isla xoorka ahi u cuntamayne.

Car baanu idin leenay

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews