Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Magaalada Jabuuti Loogu Sameeyay Marxuum Almis Maxamuud Xayd.
May 9, 2019 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-alle ha unaxaristee waxaa maanta magaalada jabuuti aas qaran loogu sameeyay marxuum almis maxamuud xayd oo dhawaan ku geeriyooday dalka faransiiska
Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qaybgalay badi madaxda dalka jabuuti
Halkan Hoose Ka Daawo Aaska Qaran Oo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele Ka Qeyb Galay