berberatoday.com
DAMEER DHERGAY MARKUU DIBIRO INUU DINAAHIYO CEEBTII MAAHA EE WAA CAADADII. W/Q CALI GURAY
May 9, 2019 - Written by admin

GEEDIGU WUU SOCDAA AYDUNA WAY CIYAYAAN
DAMEER DHERGAY MARKUU DIBIRO INUU DINAAHIYO CEEBTII MAAHA EE WAA CAADADII. 
KAN WAXA SAMAYSAY 18KA MAY KA HORNA WAX JIRA MUU AHAYN. INTA UU KU HELAY 18KA MAY ANIGU KUMAAN HELIN OO XILDHIBAAN KUMA NOQONIN XOOLONA KUMA URURSAN OO SIDIISA KAMAAN TAAJIRIN XAARAAN HADANA TOBAN SANADOOD AYAAN HALGAN QADHAADH U SOO MARAY 18 MAY OO DHAB AHAAN U SOO CELISAY SHACBIGA SOMALILAND OO DHAN XAQII AY U LAHAAYEEN AAYO KA TASHIGOODA IYO LA SOO NOQOSHADA XORNIMADII AY DHEELDHEELKA KU LUMIYEEN 1960KII.

KANI DHULBAHANTE NAF UMA HAYO CALOOSHIISA IYO HUNGURIGIISA WAX DHAAFSIISAN-NA DAN IYO MURAAD KAMA LAHA.WAA BASAAS XUN OO NEDEL AH OO XATAA KOOXAHA XAGJIRKA AHI AY ADEEGSADAAN KOLNA IYAGA BASAASA OO CAAN KU AH XASADKA, BUQDIGA, IYO NACA DADKA GACANTOODA WAX AANAY KA SIININ AANU AFKIISABA GELIN. HA U DHINTO NACIISA OO HA ISKA HADLO AF NOOLIBA WUU HADLAA EYNA WUU CIYAAYE. WAA RUN GEEDIGUNA WUU SOCDAA AYDUNA WAY CIYAYAAN.

 

 

 

ALI YUSUF GURAY

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews