berberatoday.com
Alle Ha Unaxariisto Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen(Cabdi Waraabe)Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
May 10, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xaaji Cabdi Kariin Xuseen(Cabdi Waraabe) oo ka tirsanaa mudanayaasha aqalka golaha guurtidda somaliland ayaa maanta ku geeriyooday magaaladda hargaysa.

Xildhibaanka ayaa waxa uu ku jiraa shaqsiyaadka faro ku tiriska ah ee dhidibada u taagay nabad iyo xasilinta somaliland,waxaana uu ka soo qayb qaatay shirarkii badnaa ee lagu yagleelay somaliland.

Xildhibaanka ayaa waxa uu ka mid ahaa shaqsiyaadka hormuudka u ahaa nabad waxaana uu deegaanadda somaliland tagay isaga oo ergo u ah inuu heshiis kala dhex-dheg beelo kasta oo islaaya,Waxa uu kala joojiyay beelo isku hub uruursanayay waxaana magaciisa bulshadu u taqaanay aabihii samaha iyo nabadda,waxaana lagu xasuusan doonaa talooyinkiisii waayeelnimo ee bulshadda Somaliland ku caano maashay.

Xildhibaan Cabdi kariin xuseen cabdi waraabe waxa uu ahaa odayaasha ku suntan nabad,waxaana lagu xasuusan doonaa kaalinta uu qaranka kaga jiray sida uu nabad markasta shay kasta uga horaysiin jiray,waxaana uu ahaa samo talis bulshadda Somaliland mahadisay hadalkiisa oo tuf lahaa.

Alle ha u naxariisto janooyinkiisana haku casuumo goor dhawayd ayuu ku geeriyooday cusbitaal ku yaala magaaladda hargaysa oo maalmihii ugu dambeeyay uu xaalad caafimaad u jiifay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews