berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xukuumada Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Xildhibaan Ka Horyimid Xuska18may Iyo Talaabada Ay Ka Qaadayso Cidkasta Oo Arimahaasi Ku Kacda,
May 10, 2019 - Written by admin

Hargeysa(BErberatoday.com)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta somaliland cabdirashiid ducaale qanbi ayaa jawaab  kulul ka bixiyay hadalada kasoo yeedhay xildhibaan katirsan golaha wakiilada iyo shakhsiyaad kale oo ka horyimid maalinta qaranimada somaliland ee 18may

Wasiir qanbi ayaa fariin culus udiray xildhibaan dhakool iyo dad kale oo uusheegay in ay maalmihii udanbeeyay waxka sheegayeen 18may

Sidoo kale wasiirka hawlaha guud ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono dadka ay hadaladaasi kasoo yeedheen isagoo xusay in haayadaha ku shaqada lahi ay waajibkooda ka gudan doonaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews