berberatoday.com
Dawlada Ingiriiska Oo Ka Hadashay Khilaaf Udhexeeya fadaraalka Somaliya Iyo Maamul Goboleedyada.
May 10, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka Dalka UK u fadhiyay magaaladda Muqdisho, Ben Fender ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya Dowladda federaalka iyo Maamul goboleedyada dalka, xilli labada dhinac uu shir uga socdo magaalada Garoowe.

Ben Fedner oo waraysi siiyay laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da, ayaa sheegay inuu rajaynayo in iskaashi uu dhexmaro dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ah oo lagu heshiiyo dhamaystirka dastuurka, doorashada, amniga iyo qaybsiga khayraadka.

Dowladda UK ayaa ka mid ah dalal dhowr ah oo Mareykanka uu ku jiro oo madaxda ku shiraya Garoowe ku cadaadinaya inaysan halkaas kasoo tagin ayaga oo aan heshiis gaadhin.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay caydhintii Maamulka farmaajo kula kaceen wakiilkii QM ee Soomaaliya, Nicholas Haysom.

“Sir ma ahan, in Uk iyo beesha caalamku ay ka xumaadeen sidii loo maareeyay eryidii Haysom, Waxaan dareenay in sidaas ayan ahayd in ay ula dhaqmaan hay’ad  iskaashi ka dhaxeeyo” ayuu yidhi Safiirka

“Waxaan soo dhawaynayaa in sida ugu dhaqsiyaha badan Qaramada Midoobay u magacowdo Ergaygeedii Soomaaliya, balse waxaa jira hannaan loo maro shaqaalaysiinta, waxaan filayaa in howshaasi meel fiican marayso ” ayuu sii raaciyay

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews