Daawo Muuqalka”Khasaaraha Ka Dhashay Roob Laxaadle Oo Hargeysa Caawa Fiidkii Ka Da,ay Iyo Xukumada Oo Ka Hadashay
May 13, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaga , wasiirka Warfaafinta , Taliyaha ciidanka Booliska , Badhasaabka Hargeysa ayaa waxaa ay faah faahin ka bixiyeen khasaaraha ka dhashay roobab xooganaa oo galabta ka Da,ay magaalada Hargeysa
Wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in inta ay ilaa hada ay ogsoon yahiin ay roobabkaasi ka dhasheen khasaare nafeed iyo maalba waxaana ku dhintey 5 qof halka 9 qof oo kale-na la bad baadiyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan