Jamaal Cali Xuseen Oo Soo Bandhigay Goob Uu Sheegay Inay Mudan Tahay In Xaaji Cabdi Waraabe Loogu Magac Daro
May 13, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa soo jeediyey goob uu sheegay inay mudan tahay in loogu magac daro alle haw naxariistee marxuun Xaaji Cabdikariim Xuseen(Cabdi Waraabe).
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa qoraal soo saaray waxa uu ku soo jeediyey in kulliyada nabada iyo xalinta khilaafaadka ee jaamacada Hargeysa loogu magac daro marxuun Xaaji Cabdi Waraabe.