Lix Sababood Oo Loo Afuri Karo Bisha Ramadaan”Sheekh Maxamed Cumar Dirir.
May 13, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamid culumida waawayn ee somalida ayaa faah faahin ka bixiyay lix arimood oo loo afuri karo bisha Ramadaan diiniyan
Sheikh ayaa sharaxay sobobaha loo afuri karo bisha ramadaan eel eh cudur daarkooda.
HALKAN KAGA BOGO LIXDAN ARIMOOD IYO SHEEKH DIRIR