Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Shirkada Korontada Ee SOMPOWER Oo War Ka Soo Saartey , Kana Hadashey 2 Qof Oo Xalay Ugeeriyooday Dab Qabsadey Roobabkii Hargeysa Ka Da,ay
May 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuulyiinta ugu sar sareeya shirkada SOMPOWER oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa ay shacabka ugu baaqeen inay ay laydhka ka feejig-naadaan xiliyada uu roobku Da,aayo oo waxii dhib ah ee ay arkaana ay ka soo wacaan telefoonka 2033 laba shirkadood ee SOMTEL iyo Telesom- na laga soo waci karo
Sidoo kale shirkada ayaa waxaa ay tacsi u dirtay dadkii xalay ku dhintey roobabkii Hargeysa ka da,ay gaar ahaan laba qof oo Laydh ku dhegay waxaana ay sheegen ka shirkad ahaan ay dadkaas xaqooda bixinayaan oo ay iminka ba ay xabaalo qodkii bixiyeen