Goobaha Shidaal Soo-saarka Ee Sucuudiga oo La Weerarray Maanta
May 14, 2019 - Written by admin
Riyadh(Berberatoday.com)-Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay in Weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee loo yaqaano Drones-ka lagu qaaday meelo ka mid ah Goobaha Shidaalka ee Sucuudiga.
Weerarka ayaa lagu ekeeyay Goobo ka mid ah Meelaha Shidaal soo-saarka ee Dalka Sucuudiga, Goobaha Weerarka lagu qaaday ayaa ah laba.