berberatoday.com
Hargeysa”Duulimaad Diyaaradeed Oo Shimbiro Xanibay Ukici Weyday
May 15, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Diyaarad ay leedahay shirkadda Air Arabia oo maalintii shalay subaxnimadii 156 rakaab ah ka qaadi lahayd garoonka diyaaradaha Hargeysa ayaa waxa ciladeeyay shimbiro gudaha u galay qayb muhiim ah oo diyaarada ah.

Diyaarada ayaa markii ay ka kacday garoonka oo inyar ay hawada ku jirtay ayaa Duuliyihi diyaaradu dareemay cilad jirta , waxana uu markiiba si degdeg ah dib ugu soo fadhiisiyay Garoonka Hargeysa.

Khabiirada diyaarada ayaa markii danbe sheegay in Diyaaradu badqabto balse Rakaabkii ayaa diiday sida ay ii sheegtay mid ka mid ah Rakaabka diyaarada raaci lahaa oo Cimrada u socotay.

Rakaabkan ayaa saaka loo kala qaybiyay laba qaybood.

120 ka mid ah oo u socday in ay soo Cimraystaan ayaa saaka la saaray Diyaaradii cilada looga shakiyay balse hadda la sheegay in ay badqabto.

36 kale oo u socday Imaraadka Carabtana waxa la saarayaa Diyaarad kale.

 

Sources Hassan Galaydh

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews