berberatoday.com
Balan Qaadis Iyo Fulin Dhir Beerisa Oo Taliyihii La Dilay Ee Asluubta Gar Adag Sameeyay Oo Muuqaal Laga Helay Daawo
May 16, 2019 - Written by admin

Gar Adag(Berberatoday.com)-Wuxuu balan qaadey in uu beero 300 oo Geed, balse waxa Diley Damiirlaawayaal isaga oo aann Dhameystirin tiradaasi ! Wuxuu ka beeray tiradii uu balan qaadey 60 Geed, waxaana u hadhsanaa 240 geed,. Aniga ayaana isku xilqaamey in aann u dhameystiro 240 ka uu ka dhintay, aniga oo ula niyoonaya in Ajarkeeda ILAAHAY ugu naxariisto uguna Dambi-dhaafo.

Adigana kaama Xigo Muwaadinkaasi ee waad igula soo biiri kartaa oo wax ka mid ah 240 ka geed ayaad beeri kartaa 

Taliyihii Hore ee Ciidanka Asluubta IHN Gaashaanle Cabdilaahi Axmed Tahlan wuxuu ahaa Nin Hal-abuur leh oo doonayey in uu Bulshadiisa iyo umada reer SOMALILAND ba wax u qabto, kana tago taariikh wanaagsan inta uu ku sugan yahay.

5 BILOOD oo uu ku sugnaa Degmadda Gar-adag wuxuu ka hirgaliyey xasuuso maantaba aann la hilmaami karin, Allow kuu naxariiso.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews