“Dadkii Uu Xabadda Ku Dilay Looma Haysto Tuke Iyo Qayrkii Toona,Isagu Wuxu Dheeraa Dadkii Uu Nolosha Ku Gubay”Cali Guray. “
May 16, 2019 - Written by admin
“Dadkii uu xabadda ku dilay looma haysto Tuke iyo qayrkii toona. Isagu wuxu dheeraa dadkii uu nolosha ku gubay waana kiiska ay maxkamadiisi ka bilaabantay dalka Maraykanka oo markhaatiyadii goobjoogahaa ku cadaynayaan. Dhacdadan ayaa ah mid ku kooban shakhsi gaar ah waxanay ka baxsan tahay dhaqanka soomaalida, diinta islaamka iyo xuquuqda aadamaha intaba.
