berberatoday.com
“Wax Beel Dhexe La Yidhaahdaa Ma Jirto, 18-ka Mayna Waa Maalin Qaranka Somaliland Ku Midaysanyahay…” Wasiirka Cadaaladda
May 17, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland, Cabdirisaaq Cali Cabdi ayaa difaacay Xuska Maalinta 18-ka May, ka dib markii Dad qaarkood ay dood ka keeneen sugnaanshiyaheeda.

Wasiirka Cadaaladda oo la waydiiyey sida uu u arko hadal uu Xildhibaan Dhakool oo la xidhay ku sheegay in SNM Dad baro-kicisay isla-markaana 18-ka May ay tahay Maalin ay Xuskeeda Cid gaar ahi leedahay, ayaa isagoo su’aashaa ka jawaabaya wuxuu yidhi “18-ka May maaha Maalin lagu xasuusto wax dhibaato ah haba yaraatee, Xilligaa anigu waddankaan joogaye markii Jabhaddii SNM (soo gashay), markaa Sumcad fiican ayay leeyihiin, Waayo? Meelaha qaarkood waxyaabihii ka dhacayey kama dhicin (Halkan) oo ma samaynin, iyagaa Maamulka Gacanta ku hayey, waxay isugu yeedheen Burco Madax-dhaqameedka iyo Hoggaamiyeyaashii Qabaa’ilka, si dhammaan Dadkii hoos iman jiray Gumaystihii Ingiriisku uga tashadaan Aayahooda, taana waxa ka dhashay nidaamkan wanaagsan iyo Dawladdan aynu Maanta Gacanta ku hayno, waxaana saldhig u ah Shirarkii Boorama iyo Hargeysa Dawladnimadeena iyo Mabaa’diideena, sidaa darteed 18-ka May waa Maalin qiimo weyn ku leh Shacabka Somaliland.”

Wasiirka ayaa la waydiiyey sida uu u arko Aragtida sheegaysa in 18-ka May ay Beel gaar ahi leedahay, ayaa yidhi “Ma qabo inay jirto wax beel dhexe la yidhaahdo, wax Beel shishe la yidhaahdo ama wax beel galbeed la yidhaahdo, laakiin Dad baa ku danaysta waxaas, waayo? Dadku waa beel keliya, dadka reer Somaliland waa Dad isku mid ah, waa dad aan is dulmiyin, Dad isjecel, is dhalay oo aan sinaba ku kala maarmi karin..”ayuu yidhi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews