Wefti Ka Socda Guddiga Arrimaha Dibedda Baaramaanka Uganda Oo Somaliland Yimid
May 17, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wefti ka socda Baarlamaanka Dalka Uganda ayaa socdaal ku yimid Somaliland.
Weftigan ayaa Maanta kulamo gooni gooni ah la yeeshay Guddiyada Arrimaha dibedda ee Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland.