berberatoday.com
Hambalyo Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18 May W/Q Agaasime Guud Ahmed Abokor
May 18, 2019 - Written by admin

HAMBALYO XUSKA QARANIMADA JSL ee 18KA MAY

Xuska sanadguurada 18-ka MAY waa maalin dunida loo muujiyo madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo in midowgii caadifada ahaa ee 1dii JULY 1960, midowgaas oo keenay xasuuq iyo tacadi loo gaystay shacabka Somaliland kuna soo afjarmay 18kii May 1991.

28-kaa sanno shacabka Somaliland waxay dhisteen nidaam dowladeed oo lagu soo dhisay wadatashi geed hoostii laga soo bilaabay. Waxaa la dhisay ciidamo qaran, lacag, distuur iyo baasaboor tasoo ah astaamiha dowladnimo.

Waxaa la hirgeliyey nidaamka Axsaabta badan iyo doorashooyin xor ah oo suurtagaliyey in shacabku hal qof iyo hal cod ku doortaan masuuliyiinta heer qaran ilaa heer degmo.

Qaranku wuxuu leeyahay Hiigsi ah in qofkasta oo reer Somaliland ah uu ku noolaado nolol wanaagsan, iyadoo caqabado jiraan hadana waxaa la xaqiiyey horumar aynu ku faano.

Shacabka Somaliland waa shacab Gob ah oo wanaaga jecel, daris wanaag kula nool dalalka jaarka ah. Wadamadama Dunidana xidhiidh xoogan la leh. Waxaynu dunida u muujinay adkaysi iyo dhanar-adayg dawladnimo kaas oo keenay innaynu helno saaxiibo horumarka Somaliland jecel isla markaana taageera qadiyadeena.

Sanadguurada danbe waxan ilaahay inoo waydiinaya ICTIRAAF buuxa, horumar iyo nabad waarta.

Guul iyo Gobonimo

Aggaasime Guud

Ahmed Abokor Mohamed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews