berberatoday.com
Muuqaalada Hordhaca Ah Ee Dabaal Dega Xuska 18may Iyo Waxyaabaha Ku Cusub! H
May 18, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guud ahaan gobolada Somaliland ayaa saaka siwayn looga xusay halka qaarna ay wali socoto xaflada debaal dega sanad guuradii 28aad ee qarannimada Somaliland oo u astaysay 18May 18, 2019.

Madaxwaynaha Somaliland oo ay weheliyaan wufuud caalami ah oo ka kala socotay wadamada jaarka iyo beeshacaalamkaba iyo asxaabta siyaasada Somaliland ayaa shacabka ku dhaan caasimada kala hadlay fagaaraha loogu talo galay xuska 18may.

Sidoo kale ciidamada kala duwan ee qalabka sida ayaa gaado ka ciyaar kusoo maray goobta ay ka socotay munaasibada kuwaasi oo uu salaam ka qaatay madaxwaynaha Somaliland.

Ciidamada qaranka,badda, booliska iyo dhalinyrada loo carbinayo shaqo qaran ayaa iyagu soo bandhigay gaado ka ciyaar iyo saanada ciidan ee ay ku qalabaysan yihiin taasi oo shucuubta shacabka reer Somaliland eek u suganaa goobta amaa kala socday shaashadaha ku abuurtay dareen iyo kalsoonida ay utahay in ay dareenka la wadaagaan ciidamada hadh iyo habeenba heegan ka u ah ilaalinta abnigooda.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews