Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay In Dawlada Somaliland Siidaynayso Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Putland Iyo Somaliland
May 19, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo habeenkii xalay aheyd ka hadlaayey munaasibad casho aheyd oo ka dhacday Madaxtooyada waxaa uu cadeeyey in xukuumadiisu ay diyaar u tahay inay sii deyso maxaabiistii ay maamulka Puntland kaga qabsadeen dagaalkii Tuko-raq
Sidoo kale madaxweyne Biixi ayaa codsadey in maamulka Puntland isna uu diyaariyo sidii uu maxaabiistaas u soo deyn lahaa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan