Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Muxuu Kaga Jawaabay Codsigii Madaxweyne Muuse Ee Ka Soo Qayb Galka Xusaska 18-ka May?
May 19, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka jawaabay hadal ka soo baxay madaxweyne Muuse Biixi oo la xidhiidha xuska 18-ka May.