ARTICLES
-
Xeebta Batalaale ee Dabaasha Iyo Dalxiisku Maalmaha Ciidaha Waa Sidan.
Xeebta Batalaale ee Dabaasha Iyo Dalxiisku Maalmaha Ciidaha Waa Sidan.
...
Monday, April 15, 2024
-
Digtoor Iftiimiyay Faa,iidada Liin Dhanaantu Caafimaadka Uleedahay
Diktoor macruuf ah oo Dietrich Grönemeyer la dhaho ayaa waxa uu talo ahaan soo jeediyay mar uu Joornaalka Focus la hadlayay, inay muhiim tahay in subixii quraacda kahor galaas biyo cad oo jeex liin...
Monday, April 15, 2024
-
Magacyada Golihii Wasiirada ee ugu Horeeyey ee Somaliland 1991 ilaa 1997-kii
Magacyada Golihii Wasiirada ee ugu Horeeyey ee Somaliland 1991 ilaa 1997-kii
C/Rahmaan Axmed Cali (Tuur)…………. M/Weynaha Somaliland
Xasan Ciise Jaamac…………………...
Sunday, April 14, 2024
-
Mid Ka Mida Ciyaartogii Ugu Caansaana Togdheer Si Weyna Looga Yaqaanay Dhulka’s Somalida Oo Burco Aas Qaran Burco Loogu Sameeyay”Daawo Muuqaal
Mid Ka Mida Ciyaartogii Ugu Caansaana Togdheer Si Weyna Looga Yaqaanay Dhulka’s Somalida Oo Burco Aas Qaran Burco Loogu Sameeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/DlNcJ7U97Dw
...
Saturday, April 13, 2024
-
“Reer Berbera Badda Alle Ha Umacaaneeyo”Wasiir Cali Xoorxoor”Daawo Muuqaal
"Reer Berbera Badda Alle Ha Umacaaneeyo"Wasiir Cali Xoorxoor"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/DRicgHIRUpk
...
Thursday, April 11, 2024
-
Dawlada Maraykanka Oo $17.5 Milyan Magdhow Usiinaya Haween Muslimiin Ah Oo Xijaabka Khasab Lagaga Saaray
Booliiska magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa lacag dhan $17.5 milyan ku bixinaya dacwad ay so gudbiyeen laba haween Muslimiin ah oo lagu qasbay inay xijaabka siibaan mar ay sawirro ka qaadaye...
Tuesday, April 9, 2024
-
Ma Taqaan Magaalada Yar ee Ku Dhasheen Hogaamiyayaashii Siyaasada Iyo Madaxdii Ciidamada Soomaaliya”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Ma Taqaan Magaalada Yar ee Ku Dhasheen Hogaamiyayaashii Siyaasada Iyo Madaxdii Ciidamada Soomaaliya"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/aUCuILNg2FU
...
Sunday, April 7, 2024
-
XUSUUS-QORKA.MAANTA 6.4.1994 XASUUQII RWANDA 100 MAALMOOD IYO DILKII 800.000 kun.(Sideed Boqol oo Kun) Qalinkii Cal-mahad Yuusuf
XUSUUS-QORKA.MAANTA 6.4.1994
XASUUQII RWANDA 100 MAALMOOD IYO DILKII 800.000 kun.(Sideed Boqol oo Kun)
Qalinkii Cali-Mahad Yuusuf
Waxay ahayd 6. April 1994 oo Maalintu Arbaca ahayd....
Saturday, April 6, 2024
-
Gudoomiyeyaasha Soo Maray Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Intay Jirtay.
Gudoomiyeyaasha Soo Maray Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Intay Jirtay.
1 ibraahin Maygaag Samatar
2 Axmed Cabdi Xaabsade
3 Cabdiraxmaan Xuseen Beeshaani
4 Axmed Aadan Qaybe
5 Ca...
Thursday, April 4, 2024
-
Dadka Taariikhda Akhriyaa Waxay Isku Raacsan Yihiin In Cabdifataax Al-sisi Yahay Nin Caqli Badan Dhagarta Maleega Yaqaana”W/Q Cabdi Yasin Yool
Madaxweynaha Masar Cabdifataax Al-sisi habeenii uu Inqilaabay Maxamed Mursi ,waxaan joogay oo ka daawanayey Xaafada Taasic ee Madinatu Nasr ee Bariga Qaahira.
Dadka taariikhda akhriyaa waxay ...
Monday, April 1, 2024
-
AHUN Axmed Maxammed-Gacayte Yuusuf (1948-1988)
AHUN Axmed Maxammed-Gacayte Yuusuf (1948-1988)
Axmed Gacayte Yuusuf sannadkii 1948 ayuu ku dhashay magaalada Hargeysa, xaafadda xiddigta halkaas ayuu ku kacaamay oo waayihiisii dhallaannimo k...
Saturday, March 30, 2024
-
Wariye Mukhtaar Cabdiraxmaan Xariir oo Kawaramay Dhac Iyo Tuugo Hargeysa Kala Kulantay.
Maafiyada Hargaysa ka dilaacday iyo moogaanta bulshada iyo haayada amaanka .
Waxay ahayd 2:00 duhurnimo markii aan soo galay xaafada aan ka deganahay Magaalada Hargaysa baaburka aan wataa waa nooca y...
Friday, March 29, 2024
-
Wax Ka Baro Taariikhda Mujaahid Axmed Waraabe oo Kamid Ahaa 3 Halyey ee Afduubay Diyaaradii Somali Airlines
AHUN mujaahid Axmed waraabe,
Wuxuu sadex ku ahaa labadii nin ee naftooda.uhuray sharafta iyo xoriyada somalila d,
1984.kuwaasoo Afduuvay diyaaradii somali Airline kana dajiyay.caasimada Ethiopia,
M...
Wednesday, March 27, 2024
-
Warbixin Tilmaantay in Dekadda Berberi Ay Dhinacyo Badan Kaga Horrayso Dekadda Muqdisho Somaliya”Daawo Muuqaal
Warbixin Tilmaantay in Dekadda Berberi Ay Dhinacyo Badan Kaga Horrayso Dekadda Muqdisho Somaliya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wT_0xpOSpzk
&nbs...
Wednesday, March 27, 2024
-
Dalka Senegal Maxbuuskii Madaxwayne Ka Noqday Iyo Qisadiisa”Daawo Muuqaal
Doorashadii dalka Senegal waxa ku guulaystay Bassirou Diomaye oo noqonaya Madaxweynihii ugu da’da yaraa ee dalkaas soo mara wuxu jiraa 44 Sano.waaxda dabagalka canshuuraha dalkaas ayuu ka shaqayn ji...
Tuesday, March 26, 2024
-
Gabadh Udhalatay Dalka Jarmalka Oo Iyadoo Ku Sugan Magaalada Berbera Qaadatay Diinta Islaamka
Gabadh udhalatay dalka jarmalka oo ku sugnayd somaliland gaar ahaan magaalada berbera ayaa maanta qaadatay diinta islaamka halkaasi oo ashahaadada loogu qabtay.
...
Monday, March 25, 2024
-
Qalabka Casriga Ah ee Loo Adeegsado Rarka Iyo Rogida Badeecadaha Kasoo Daga Dekeda Berbera
Qalabka Casriga Ah ee Loo Adeegsado Rarka Iyo Rogida Badeecadaha Kasoo Daga Dekeda Berbera
&n...
Sunday, March 24, 2024
-
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo Tilmaamo Ka Bixiyay Wakhtiyada Ducada La Aqbalo”Daawo Muuqaal
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo Tilmaamo Ka Bixiyay Wakhtiyada Ducada La Aqbalo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/JREkN4zLooQ
&...
Saturday, March 23, 2024
-
Jameecada Tabliqiyiinta Iyo 20 Sifo Ay La Gaar Yihiin oo Ay Dadaal Badan Ku Bixiyaan Hagaajinta Hufida Qalbiyada Iyo Ushaqaynta Diinta Islaamka
CULIMADA TABLIIQA
Waxaan filayaa in uu ku rumoobayo jameecada Tabliiqa hadalkii Saciid binu Musayab: "ma jiro caalim, shariif iyo mid wanaag leh oo aan iin lahayn. Ha ahaatee, waxa jira...
Thursday, March 21, 2024
-
Baddeena Xabashidu maxay ugu Hammuum-qabtaa?. Khadar Hooyoley Fartaag
Baddeena Xabashidu maxay ugu Hammuum-qabtaa?.
Ramadaan wacan, Ramadaanta Alle haynooga yeelo mid danbi Dhaaf, Barako iyo khayr badan aynu Alle agtiisa ka kasbano, sidookale Alle haynaga...
Tuesday, March 19, 2024
-
Hoggaamiye Somaliland Saaxiib La Ah oo Loo Doortay Ra’iisul Wasaaraha Gobolka Wales ee UK”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hoggaamiye Somaliland Saaxiib La Ah oo Loo Doortay Ra'iisul Wasaaraha Gobolka Wales ee UK"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/BSaJECAmsWk
...
Sunday, March 17, 2024
More Articles
|
LATEST NEWS
-
Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland oo Lagu Lafaguray Sidii Loogu Diyaar Garoobi Lahaa Doorashooyinka Laysuna Diwaan Galin Lahaa
Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la is...
Thursday, April 18, 2024
-
Suldaan Mawliid Sabayste oo Beesha Garxajis Ugu Baaqay Inay Soo Cadeeyaan Halka Ay Beesha Subeer Awal Mukhaabaraadka Ku Iibiyaan Fusuqana Ku Sameeyaan”Daawo Muuqaal
Suldaan Mawliid Sabayste oo Beesha Garxajis Ugu Baaqay Inay Soo Cadeeyaan Halka Ay Beesha Subeer Awal Mukhaabaraadka Ku Iibiyaan Fusuqana Ku Sameeyaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/TAhMqLq2BPY
...
Thursday, April 18, 2024
-
“Hadaynu Nahay Reer Awdal Xamar Wax Inoo Yaalaa Ma Jiraan,Dekeda Lughayana Way Dhismi Doontaa”Madaxweyne Hore Daahir Rayaale Kaahin oo Fariin Culus Udiray Reer Awdal”Daawo Muuqaal
"Hadaynu Nahay Reer Awdal Xamar Wax Inoo Yaalaa Ma Jiraan,Dekeda Lughayana Way Dhismi Doontaa"Madaxweyne Hore Daahir Rayaale Kaahin oo Fariin Culus Udiray Reer Awdal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/KT_t_eg2sYo
 ...
Thursday, April 18, 2024
-
Madaxdhaqameed Iyo Xildhibaano Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Fanaanad Ugbaad Aragsan!
Qaarkamid ah madaxdhaqameedka Somaliland iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa si kulul uga hadlay xadhig ay habeenkii xalay xukuumada kula kacday fanaanada dadayar ee Ugbaad Aragsan
...
Thursday, April 18, 2024
-
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Si Cad Uga Horyimid Amar Maalintii Shalay La Dul Dhigay Dadka Danyarta Ah Ee Ku Ganacsada Agagaarka Suuqa Waaheen!
Xildhibaan Siciid Cudhay oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka hargaysa ayaa ayaandaro ku tilmaamay in aan ilaa hada la dhisi suuqii danyartu lahayd ee waaheen xili aybmaalintii shalay maayarka iyo gudida dhismaha suuqa waahee...
Thursday, April 18, 2024
-
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Booqday Xerada Ciidamada Qaranka Ee Goroyo Cawl Oo Ay Ka Socoto Udiyaar Garowga Xuska18may
Badhasaabka gobolka awdal ayaa maanta booqasho ku tagay xerada ciidanka qaranka ee deegaanka goroyo cawl taasi oo ay ka socoto udiyaar garowga ciidamada ee xuska maalinta qarannimada somaliland ee ingau soo foolka leh.
...
Thursday, April 18, 2024
-
Maayar Mooge Oo Wacad Ku Maray In Xoolaha Magaalada Awood Lagaga Saari Doono, Xili Ay Hore Dawlada Hoose Hooyo Ugu Dishay!
Maayar Mooge Oo Wacad Ku Maray In Xoolaha Magaalada Awood Lagaga Saari Doono, Xili Ay Hore Dawlada Hoose Hooyo Ugu Dishay!
...
Thursday, April 18, 2024
-
Xildhibaan Kenyaan Ah oo Doonay In Khasab uu Laabta Ku Geliyo Xildhibaanad Soomaali Ah Iyo Fadeexad Ka Dhalatay”Daawo Muuqaal
Xildhibaan Kenyaan Ah oo Doonay In Khasab uu Laabta Ku Geliyo Xildhibaanad Soomaali Ah Iyo Fadeexad Ka Dhalatay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/LHw57qNG-CQ
...
Wednesday, April 17, 2024
-
Garoonkii Ugu Mashquulka Badnaa Dunida oo Hakad La Galiyey Duulimaadyadiisii”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Garoonkii Ugu Mashquulka Badnaa Dunida oo Hakad La Galiyey Duulimaadyadiisii"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/b2EWnl4DUqA
Be...
Wednesday, April 17, 2024
-
Laba Qof oo Shacab Ah oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Laba Qof oo Shacab Ah oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/7fp9nXcrLSY
Berberatoday.c...
Wednesday, April 17, 2024
-
“Maxaa Loo Xidhi Waayay Meelaha Habeen Kasta La Isugu Keeno 200 Raga ee Laga Niikiyo…”Suldaan Cabdiraxmaan Good”Daawo Muuqaal
"Maxaa Loo Xidhi Waayay Meelaha Habeen Kasta La Isugu Keeno 200 Raga ee Laga Niikiyo..."Suldaan Cabdiraxmaan Good"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/mct_pqSt-is
...
Wednesday, April 17, 2024
-
”Ma jirto Cid Dhici Karta Doorashada, Ololihiina Wiigan Ayaanu Bilaabaynaa”Xoghayaha Abaabulka Iyo Wacyigalinta Xisbiga Waddani Cabdillahi Geeljire”Daawo Muuqaal
''Ma jirto Cid Dhici Karta Doorashada, Ololihiina Wiigan Ayaanu Bilaabaynaa''Xoghayaha Abaabulka Iyo Wacyigalinta Xisbiga Waddani Cabdillahi Geeljire"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/_e2jzFFtIHM
&...
Wednesday, April 17, 2024
-
Ciidmada Booliska Somaliland oo War Kasoo Xadhiga Fanaanada Ugbaad Aragsan
Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysan Ugbaad Maxamuud Cabdi , taasi oo dhawaanahan baraha bulshada ku faafinaasay dhaqamo xunxun kuwaasi oo kasoo horjeeda Diinteenna suubban iyo dhaqankeenna wanaagsan.
Ci...
Wednesday, April 17, 2024
-
“Mucaaradka Muuse Biixi Ka Baqanaya Ayaa Yidhaahda Murashax Maaha”Masuul Uhadlay Xisbiga Kulmiye”Daawo Muuqaal
"Mucaaradka Muuse Biixi Ka Baqanaya Ayaa Yidhaahda Murashax Maaha"Masuul Uhadlay Xisbiga Kulmiye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/g5J-wyY5Rzo
&nbs...
Wednesday, April 17, 2024
-
“Dalka Waxa Ka Go’day Irbaddi Macaanka”Xildhibaan Walhad oo Kamida Gudida Arimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada”Daawo Muuqaal
"Dalka Waxa Ka Go'day Irbaddi Macaanka"Xildhibaan Walhad oo Kamida Gudida Arimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/CEk0xxBbv14
...
Wednesday, April 17, 2024
-
Maayarka Caasimada Oo Digniin Culus Udiray Dadka Ku Ganacsatada Agagaarka Wadada Suuqa Waaheen!
Maayarka Caasimada Oo Digniin Culus Udiray Dadka Ku Ganacsatada Agagaarka Wadada Suuqa Waaheen!
...
Wednesday, April 17, 2024
-
Jabuuti Iyo Kenya Oo Wada Hadalo Qarsoodi Ah Ubilaabaya Xasan Sheekh Iyo Abiy Ahmed oo Dadaalo Lagu Heshiisinayo La Wado”Daawo Muuqaal
Jabuuti Iyo Kenya Oo Wada Hadalo Qarsoodi Ah Ubilaabaya Xasan Sheekh Iyo Abiy Ahmed oo Dadaalo Lagu Heshiisinayo La Wado"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/emtGn9BhV4U
...
Tuesday, April 16, 2024
-
Shirkado Badan oo Joojiyey Duullimaadyadii Bariga Dhexe Cabsida Iran Laga Qabo Darteed
Dalal badan oo ku yaalla Bariga dhexe, ayaa si ku-meel-gaadh ah u xidhay Hawadooda, ka dib weerarkii ay Iran xalay ku qaadday Israa’iil, waxaana la hakiyey duulimaadyo badan, halka kuwii Hawada ku soo jirayna loo l...
Tuesday, April 16, 2024
-
Wasiir Kuxigeenka Cusub Ee Wasaarada Ganacsiga Jsl Oo Xilkii La Wareegay
Wasiir kuxigeenka cusub ee wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiir kuxigeenkii hore ee wasaarada oo loo badalay wasaarad kale
Waxaana masuuliyiinta xilka ukala wareejiyay wasiirka w...
Tuesday, April 16, 2024
-
Wasiir Ku-xigeenka Khaarajiga Jsl Oo Ku Diirsatay Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee la Gudoon Siiyay Dr. Edna Aadan
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Rooda Jaamac Cilmi ayaa bogaadisay Drs. Edna Aadan oo la gudoon siiyay abaalmarinta caalamiga ah ee Templeton Prize oo ay ku g...
Tuesday, April 16, 2024
-
Madaxweyne Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Borama Iyo Dila”Daawo Muuqaal
Madaxweyne Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Borama Iyo Dila"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/MQnuJFUy5G8
https://youtu.be/oS6GxsVtEPI
...
Tuesday, April 16, 2024
-
Isbadelka Cimilada Aduunka Iyo Saamaynta Uu Ku Yeeshay Qaarkamid ah Gobolada Somaliland!
Isbadalka Cimilada Aduunka Ayaa saamayn wayn ku yeeshay badi gobolada Somaliland kuwaasi oo uu isbadalay heer kulkoogu islamarkaa aad ukululaaday.
...
Tuesday, April 16, 2024
-
Dawlada Turkiga Oo Xayiraad Dhanka Fiisaha ah Kusoo Rogay Dalal Ay Soomaaliya Ka Mid Tahay!
laga billaabo maanta oo April ay tahay 15, 2024, waxay dowladda Türkiye dhaqan gelin doontaa sharci culus oo lagu soo rogay dhoofayaasha transit-ka ku ah garoonka diyaaradaha ee Istanbul Airport, kuwaasi oo ku sii waajahan dalalk...
Tuesday, April 16, 2024
-
Maxkamada Ciidamada Somaliland oo Askari Xukun Ku Riday
Maxkamadda Ciidamada Darejada 1aad ayaa saaka 7 sannaddood oo xadhiga ku xukuntay Dable Maxamed Cabdi Xariir oo ka tirsanaa Ciidamada Booliska JSL kaasi oo isagoo dirayska ku labisan degmada Axmed Dhagax ku baadhay laba dumara o...
Tuesday, April 16, 2024
-
Xeebta Batalaale ee Dabaasha Iyo Dalxiisku Maalmaha Ciidaha Waa Sidan.
Xeebta Batalaale ee Dabaasha Iyo Dalxiisku Maalmaha Ciidaha Waa Sidan.
...
Monday, April 15, 2024
-
Shir Lagaga Hadlayay Arimaha Abniga Jsl Oo ka Qabsoomay Miiska Saraakiisha Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
Maanta oo ku beegan 14-04-2024()- waxaa ka qabsoomay Xarunta Miiska Saraakiisha shirkii amniga, kaasoo ku saabsanaa adkaynta amniga guud ee Dalka, gaar ahaana amniga gudaha iyo xuduudaha Dalka, shirkan waxaa ka soo qaybgalay Taliy...
Monday, April 15, 2024
More News
|
WARYASIYO
|
FEATURED
|