Daawo Muuqalka”Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Haweenayda Ku Magacaaban Gudida Doorashooyinka Dawlada Xamar
May 21, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey hadal shalay ka soo yeedhay haweenayda ku magacaaban gudoomiyaha gudiga doorashooyinka dawlada Xamar oo sheegtay in doorashooyinka qof iyo codka ah ee Somaliya ka dhici doona ay Somaliland ka dhici doonto
Wasiirka ayaa arintaasi ku sifeeyey hadal la iska yidhi waxaana uu cadeeyey in Somaliland ay iminka iska qoomameynayso in ay wax wada hadal ahba la furto dawlada Xamar
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan