Daawo Muuqalka”Gudiga Doorashiyinka Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabey Dawlada Xamar
May 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Kaltuun Sheekh Xassan oo ka mid ah 7 xubnood ee kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay si kulul ugu jawaabtey hadal dhawaan ka soo yeedhay haweenay-da gudoomiyaha ka ah kominshanka doorashooyinka Somaliya oo iyadu sheegtay in doorashoyinka Somaliya ee 2020 ay Somaliland ka dhici doonan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/GNfuEymYLeM?t=1