Daawo Muuqalka”Golaha Guurtida Oo Su,aalo Adag Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Ka Waydiiyay Khiilaafka Shirkadaha Laydhka Iyo Sobobta Uu Ukala Dhawaysto!
May 24, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta JaamacMaxamuud Cigaal oo horyimid gudida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland ayaa ka warbixiyay qorshaha wasaarada ee macdanta iyo Arimaha dhextaagan shirkadaha laydhka bixiya ee caasimada hargaysa.
Xildhibaanada golaha guurtida ayaa su,aalo kulul la boobay wasiirka kuwaasi oo la xidhiidha khilaafka shirkadaha laydh oo qaarkamid ahi cabasho ka mujiyeen wasaarada oo ay sheegeen in ay shirkad gaar ah u xaglinayso
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalkan