Shil Gaadhi Bus Ah Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Dad Shacab Ah Oo Kadhacay Duleedka Dacar Budhuq
May 24, 2019 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 4 Ruux ayaa ku geeriyooday 8 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil gaadhi Bus ah oo goor dhawayd ka dhacay magaalada dacar-budhuq.
Gaadhigan ayaa ahaa baaburta qaada dadwaynaha ee shirkada socdaalka Salaama City Bus
Goobta shilki ka dhacay oo aheyd duleedka galbeed ee magaalada Dabacar budhuq ayaa sababay dhimashada afar Ruux iyo dhawaaca 8 kale oo dhawacyadoodu kala duwan yihiin.