“Hargeysa Waxaa Yimaada Oo Ay Xukuumadu Ku Soo Dhaweysaa Taliyihii Sirdoonka Somaliya ..”Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab”Daawo Muuqal
May 26, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga Waddani Md Cismaan Afgaab ayaa waxaa uu si adag uga Hadley wafti ka socdey xisbiga Kulmiye iyo UCID oo shalay dalka dib ugu soo laabtey kadib kulamo ay la soo yeesheen qaadhaan bixiyayaasha Somaliland waxaana uu sheegay Cismaan in beesha caalamku ay ka war qabto in aan wax heshiis ah laga gaadhin doorashooyinka soo socda
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa ka Hadley kulan masuulyiinta masuulyiintan Nairobi ku dhex siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxaana u cadeeyey in aaney aheyn markii koowaad ee ay xukuumadu kulan la yeelato siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur