Jigjiga(Berberatoday.com)-Soomaaliya ayaa ciidanka dowlada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya u gacangalisay Xasan Ismaaciil Ibraahim – oo loo yaqaano Xasan dheere, kaasi oo ka mid ahaa saraakiil ciidan ee la shaqayn jiray madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamud Cumar.
Sarkaalkan ayaa lagu qabtay deegaanka Galdogob ee Gobolka mudug.