Masuul Ka Tirsan Qaramada Midoobay Oo Golaha Ammaanka Hortiisa Uga Sacabo Tumay Qodob Ku Jiray Khudbadii Madaxweyne Biixi Ee 18 May
May 27, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ku-xigeenka madaxa xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, danjire Raisedon Zenenga ayaa u sacabo tumay qodob ku jiray khudbadii Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi uu ka jeediyay xuska maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May.